Friday, November 27, 2020

Nasashada Jimcaha ( Ila Qosla)

( Wax Akhyaar loogu Maahmaahana ma lehe) 1-Nin ayaa u yimid Nin Geed hoos fadhiyo, Dameerna ku ag xiran yahay. Ninkii Dameerka lahaa ayaa ku yiri: Haddii aad Dameerkaan ka ooyin siiso waxaan ku siinayaa 1000 Dollar, haddii aad ka qoslisana 2000 Dollar. Ninkii ayaa Dameerkii u tagay oo dhagta wax ugu sheegay, Dameerkiina waa ooyay. Haddana Dhagta kale ayuu wax ugu sheegay. Dameerkii waa qoslay. Ninkii 3000 Dollar ayuu siiyay. Waxa uuna ku yiri: ii sheeg maxaad u sheegtay Dameerka. Waxa uu yiri, waxaa Dameerka ku iri: Dameeroow xubintaada taranka Laba jibaarkeed ayaan leenahay haddan nahay Ragga beni aadamka ah. waa uu ooyay ,waxa uu soo xasuustay ,Haweenkeena Sina yaradooda iyo waxa aan sheegay ee ah Dameerka laba Jibaarkii sideey u xamili karaan. Waxa uu ku qoslay waxaan tusay xubnteeyda Raga nimada ,waxa uu ku qoslay nasiib darada Ragga heysato iyo waxa aan ugu faanayay inta ey la egyihiin. ( F.S: 1aad) Dadoow, Siyaasiyiinteenu markeey Wadamada Carabta tagaan, marna waa laga soo ooyinsiiyaa marna waa laga soo Qosliyaa ee maxaa loo soo sheegaa) 2-Nin ayaa yiri: Ragga iyo Dumarka yaa raaxada dareemi og. Faarax fudeeyd ayaa yiri: Ragga , Raaxo dhaqdhaqaaqa ayeey ku jirtaa, Haweenku inta badan ma nuux -nuuxnsadaan, Ragga ayaa mar kasta dhaqdhaqaaqo. Xaliimo Xuud ayaa tiri: Taasi sax ma ahan, Dhagtu haddii ey ku cun cunto, Farta ayaad dhax galisaa Adiga oo farta dhaqdhaqaajinayo, dhagtuna ma nuux nuuxsato. Marka aad ka soo bixiso Farta, ma fartii dhaqdhaqaaqeysay ayaa raaxa dareento ,mise dhagta?.( F.S: 2aad) ( ha ku fududaan in aad Dumar u faanto, yaan Xaliimo Xuud kuu jawaabine) 3-Axmed Dammaci oo ahaa 70 jir aadna u xoola jecelaa oo aan wax kaleba ka fekerin, ayaa Xaaskiisa oo 40 jir aheyd oo dhinac jiifto, Naaska ka taabtay, kuna yiri: Haddii kani Caano lahaan lahaa, Caanaha Suuqa ayaan geeysan lahaa ,muddo kadibna Sac ayaan soo gadan lahaa. Haddana Dabada ayuu ka taabtay waxa uuna yiri: Haddii halkaan Ukuni ka soo bixi laheyd Dooro badan ayaan saacadaan lahaan lahaa, faa’iido malihid ee iga seexo. Haweeneydii ayaa isagana meel kale ka taabatay. Kuna tiri: Haddii kani kuu istaagi lahaa, waxaan ka maarmi lahaa , wiilka deriskeena ah. ( F.S: 3aad) ( Xaaskaaga ha dhihin Hadal eyna kaa mudneeyn. Adigaba Haddii xaaskaagu Adinkoo sheekeeysanayo ey ku tiraa Odaygeeygiyoow: LACALA ka soo qaad in aad qurxoontahay. Sideed u fahmi leheyd?. Siyaasiyoow, haddii shacabku ku yiraa LACALA ka soo qaad in aad Wadani, caadil ah tahay. Sideed u fahmi leheyd?). 4-Cabdi fataal oo weligii ku fikiri jiray in uu Guursado Gabar aad u Akhlaaq badan oo Dhowrsan ayaa Gabar uu jeclaa oo uu rabay in uu guursado, gurigeeda u raacay, si uu u soo barto Qooyskeeda. Waxa uu Gurigii ugu tagay. Walaalkeeda weyn oo ah Wiil ey dhowr jeer ku dagaalameen Gabdho ey wada khiyaanayeen eyna wada xumeeyeen. Walaasheed ka weeyn oo aheeyd Saaxiibtiisii hore. Aabaheed oo ah Dhakhtarkii Ku waani jiray Maandhoow Gabdhahaan aad uureynee ee aad mar kasta ii keenee si aan uurka uga soo tuuro iska dhaaf iyo Hooyadeed oo ah islaantii biili jirtay ee ku dhihi jirtay odayga waayeelkaa ee i qabo adigaa iga qancin og. ( Dhalin yarooy haddi aad rabtaan in aad heshaan Gabar Akhlaaq leh oo wanaagsan, Adinku marka hore Noqda kuwa wanaagsan) 5-Nin iyo Xaaskiisa oo wada socdo ayaa waxa ey arkeen, Dibi Sac boodayo. Naagtii ayaa Ninkii Dibiga lahaa ku tiri Dibigaani meeqa Sac ayuu Maalintii u galmoodaa? Waxa uu ku yiri: Todobo Sac. Ninkeedii ayeey ku tiri: wax faham. Ninkeedii, ayaa Ninkii Dibiga lahaa ku yiri: Ma hal Sac oo kaliya ayuu Maalintii Boodaa, m0 Dhowr Sac oo kala duwan. Waxa uu ugu jawaabay dhowr Sac. Ninkii ayaa Naagtiisii ku yiri: Adna wax faham. ( F.S: 4aad). ( Dumaroow, Araga oo 1A+1 wax ha ku qiimeeynina ee Adinkuna wax fahma) 6- Nin Doqon ahaa oo wasiir Shufeer u ahaa Muddo10 Sanno ah, ayaa yiri: Wasiirkaani waa Nin wanaagsan . Haddii uu soo iibsado TV cusub, kii hore ayuu i siin jiray, hadduu soo iibsado Mobile Cusub kii hore ayuu i siin jiray. Haddii uu soo iibsado Kabo cusub kuwii hore ayuu i siin jira

Sunday, August 23, 2020

Yaa Gar leh:- DFS 🔙 D.Gobaleedyadda.

Ninka la yiraahdo Christopher Clapham ee qoray Buugga “The Nature of the Third World State’ Ama cilmi-baaraha Kola Olugbade qoray,‘State of the State of Third World’ ayaa waxay Ku qeexaan kalmadda ‘Neopatrimonialism’ in Awoodda iyo kheyraadka dowladnimo loo Isticmaalo dano-siyaasadeed. Arrintan waxay Kadhici jirtay Latin Ameerica, Qarnigii 20aad Waxaana loo yaqaanay‘Patron-client relationship’. Cidda haysata Awoodda dowladnimo in ay xilalka iyo Kontarakt-yada ku abaal-mariso cidda taageerta Ama daacadda u ah keliya, si ay awoodda usii Haysato. Markaa shakhsiyaad aanan xilal rasmi ah hayn Ayaa ka sokeeya dowladnimadii oo awood Badan leh, laakin xiriir toos ah lasiiyay. Maadama aanan la dhisin nidaam dowladnimo Oo si hufan ugu adeega danaha muwaadinka, Waa in dadkaas la doondoonaa oo xiriirkooda Wax kuugu kala furdaamiyaan. Natiijaduna waa Inaan musuq lala dagaalami karin in uu sii Xoogeysto mooyee, siyaasadduna ku shaqeyso Hanaankaa. Sidaa awgeed Soomaaliya in aad Wasiir noqoto waxaa ka awood badan in aad Fahanto ciyaarta ‘Neopatrnimonialism’, waayo Wasiirka laftigiisa ayaanan awood laheyn haddii Uusan kooxdaas xiriir la laheyn. Hanaankaas waa midka ay ku dhisan tahay Dowladda Maxamed Cabdullahi Farmaajo, Waxaana ku dhisan qaabka siyaasadeed ee ay Ku howl-gasho Beesha Caalamka ee loogu yeeri karo Beesha 6aad. Hadaad tahay qof waaqica la Socda, kama fili kartid wax sidaa kabaxsan Dowladaha sidaas u dhisan ee dunida 3aad, gaar ahaan dalalka Afrikaanka ah. Dadweynaha Guud waxay u maleeyaan in Madaxweyne Farmaajo aaminsan yahay wadaniyad ‘Patriotism’, laakin xaqiiqdu waa inuu aaminsan Yahay waxa loo yaqaan ‘opportunism’, gaadidda-Fursadaha. Tan oo aan ceeb ka aheyn Siyaasiyiinta Qaaradda Afrika, arrintan ayaana Sal u ah natiijada ka soo baxday Dhuusamareeb 3.Dhanka kale, Puntland iyo Jubbaland waxay qaateen siyaasad ku saleysan a) exclusivism, b) Isolationism, c) dogmatism iyo d) radicalism oo Ah siyaasad ku dhisan isla-qumanaan, gooni isu-Soocid iyo xagjirnimo ku qottonta aaminid inaad Kaligaa iyo ra’yigaaga keliya uun sax yahay. Cilmi baarisyadu waxay xusaan in qof ama qolo Walba oo ay isugu tagaan afartaas tilmaamood Khatar ku yihiin jiritaankooda, kuna danbeeyaan Inuu qofkaa isagu is -dukheeyo ‘self-destructive’. Sababtuna waxaa weeye in Madaxweynayaasha Dani iyo Madoobi ay ka soo jeedaan xarakooyin Islaami ah oo qofku iskii isaga aaminayo in Ilaahay isaga la jiro, sidaa darteedna xaqqa Isagu ag-yaalo mar walba. Dhanka siyaasadda, Ilaahay cidna lama jirsado Ee aadanaha ayuu isku imtixaamaa oo u daayaa Loolanka dunida. Siyaasadduna waxay ku Dhisan tahay maxaa suurtagal ah oo mar walba Khasaaraha kaa yareyn kara, ee kuma dhisna Waxyi-Quraani ah oo Ilaahay kuu waxyoonayo inaad adigu gar-leedahay. Sidaa awgeed, xalka Macquulka noqon kara waxaa weeye in Madaxda PL iyp JL ay fahmaan siyaasadda ‘Neopatrnimonialism’ ku dhisan ee DF ciyaarto, kadibna la guraan waxa ka suurtagalka noqon kara. Maadama nidaamka aduunka cusub ‘New World Order’ maanta uu ku dhisan yahay xiriir kala maarmid la’aan ‘inter-dependency relationship’, Soomaaliduna aysan aheyn dad sina u kala maarmi kara. Marka akhristow, adiga aan jawaabta kuu daayee Madaxda DG Puntland iyo Jubbaland ma iyagaa is-lugaha iska tooktay mise waa laga tooktay? Maxaase la haboon umadda Soomaaliyeed?