Tuesday, April 22, 2025

Lacagaha bangiyada Mareykanka Iyo Khatartoodda !

             


﷽✍ 📢 #Warning!

  Lacagaha Maalqabeenadda Ciraaq ee bangiyada Mareykanka waxaa lahaan doona dadka Mareykanka.


 Madaxweyne Donald Trump ayaa dhawaan sheegay in dhaqaalaha siyaasiyiinta Ciraaq ay ku xareeyaan bangiyada Mareykanka ay hadda yihiin hantida shacabka Mareykanka, taasoo magdhow u ah dhiigii iyo naf-hurnimadii askarta Mareykanka ee Ciraaq.


 Waa kuwan liiska qaar ka mid ah lacagta lagu eedeeyay sida lagu daabacay bogga Khasnadda Maraykanka:


 ðŸ‘‰Nuri al-Maliki: $66 bilyan

 ðŸ‘‰Adnan al-Asadi: $25B 

 ðŸ‘‰Saleh al-Mutlaq: $28B 

 ðŸ‘‰Baqir al-Zubeydi: $30B 

 ðŸ‘‰Baha al-Araji: $37 bilyan

 ðŸ‘‰M. Al-Daraaji:     $19B

 ðŸ‘‰Hoshyar Zebari: $21B 

 ðŸ‘‰Mascuud Barzani: $59B 

 ðŸ‘‰Salim al-Jubouri: $15B 

 ðŸ‘‰Sadoun al-Dulaimi: $18B 

 ðŸ‘‰Faaruuq al-Araji: $16B 

 ðŸ‘‰Adil Abdul-Mahdi: $31B 

 ðŸ‘‰Osama al-Nujaifi: $28B 

 ðŸ‘‰Haider al-Abadi:

    $17 bilyan

 ðŸ‘‰M. al-Karbuuli: $20 bilyan

 ðŸ‘‰Axmed Nuuri al-Maaliki:    

     $14 bilyan

 ðŸ‘‰Tarek Najm:     $7 bilyan

 ðŸ‘‰Cali Al-Allaq:    $19 bilyan

 ðŸ‘‰Cali al-Yasari:   $12 bilyan

 ðŸ‘‰Xasan al-Anbari: $7 bilyan

 ðŸ‘‰Iyad Allawi:       $44 bilyan

 ðŸ‘‰Jalal Talabani:  $35 bilyan

 ðŸ‘‰Raafi Al-Cisaw: $29 bilyan


 Wadarta guud: $597 bilyan*


 Xaalad argagax leh ayaa lagu soo waramayaa in ay qabsatay shaqsiyaad caan ah oo ku baahsan Sacuudiga, Imaaraadka, Kuwait, iyo Baxreyn.

 Iyada oo la isku dayay in si deg deg ah lacagaha looga wareejiyo Mareykanka, xitaa khasaarooyin la taaban karo.  

Arrintan ayaa sidoo kale keentay cabsi baahsan oo ka jirta dalka Switzerland oo laga cabsi qabo ammaanka bangiyada caalamka.

Maadaama sirta xisaabaadka bangiyada caalamiga ah ay soo food saartay khatar weyn, taa soo meesha ka saartay kalsoonida hay’adaha maaliyadeed ee caalamka.