﷽✍ Xigasho :- Engineer Mohamed. A.Sotur.
[ Geo Politics Wa fahanka Muhimada Dhulkaga.]
RAASI CASEYR:πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄ Light House (Munaarada Tooxin), Sawirka Waxa ka Muuqda Marinka Ugu Muhimsan Mandaqada Africa, ee Gardafuu, Lona Yaqan ,Capo de Guardi fui'.
1. Midig Waxa Ku Muuqda Bada CAS, Gacanka Cadmeed (Gulf of Aden), Ila SUEZ CANAL.
2. Bidix INDIAN OCEAN, oo Ku warega Africa, Asia.
Wa goobta ku kulmaan (2) Badood, ee Bada Cas (Red Sea/Gulf of Aden) iyo Indian Ocean.
Labada Dhinac ee Buurta Kulmisa Badahan, ma wadaagan Cimilada, Muqaalka bada, Wana Ay isku Darsan yihiin.
-Waxa Safar Joogta ah ku imaanjirey, Faraaciinti iyagoo ubixiyey Dhulkii Ilaahiyada, Ama 'Land of Punt'.
-Waxa ku dagaalamay gumeystihi Engiriiska iyo Talyaaniga.
-Adolf Hitler iyo Musolini Waxa u ahayd Difaac Dagaal, Goob lagu mintido gacan kuheynteda, Hitler waxa uu ku dagalamey, iyado Germany WW2 laqabsadey dhulkeda qeybo kamid ah.
-Hada waxa ku dagalamaya Khaliijka,Africa, EU iyo USA.
- Dhismaha Munarada waxa lo dhisey Astaantii Isbahaysiga Musolini iyo Hitler.
Geo Politics Wa fahanka Muhimada Dhulkaga.
NB.Dhibicda Gududan wa Dhismaha Munaarada.
π πππ