Aqriso liiska Xildhibanada Darood ee Ansixiyay Dastuurka Madaxweyne Xasan Sh uu kaligis toshay.
• Mareexaan
1- Qaasim Cabdikarim Seed
2- Cabdiweli Garyare
3- Cabdirashid Colow
4- Maxamed Dheere MMM
5- C/lahi Sh Ismacil Fartaag
6- Nuur Afeey
7- Korneel Baale Ibrahim
• Majerteen
8 - Cali Yuusuf Xoosh
9 - Cabdulqafaar Xaange
10 - Maxamed Cabdulqadir
11- Cisman Dheere
• Ogaaden
12- Cumar Sarhaye
13 - Axmed Mashruuc
14 - Xasan Budul
• Dhulbahante
15 - Candullahi Cali Timacade
16- Cabdullahi Bidhaan Warsame
17- Cabdi Ibrahim Qowdhan
18 - Sahra Bundubte
• Dishiishe
19- Maxamed Majiino
• Warsangeli
20- Maxamuud Geesod
21 - Saynab Timbiye
• Leelkase
22 - Maxamed Faarax Nuux
23 - Cabdullahi Jigato
• Awrtable
24 - Xirsi Gaani
Tirada guud ee Baarlamanka labada aqal ku leeyihin beesha Daarod waa 78 , sidaas darteed waxa dastuurka qaadacday 55 oo ka dhigan aqblabiyad 70%.
Adiga Senator / Xildhibaan-kada maku jira?
Fikirkada waa muhiim






