﷽ -------★ ★ Qudbasiro iyo dano dhow, ma Guul beey keeni mise waxay dhaawaci Doonaan hiigsigii qaranimo Ee Federalka Somalia? πΈπ΄π
• Maherka beenta ee qudbasiradka ee lagu qasaayo sharciga wuxuu jabaa marka la ogaado ama waligu ogaado, haddaba Qudbasirada siyaasadeed iyo Qalin hoos ka saxiixa ma sharciga ku qas baa?Hogaamiye -yaasha Dowladda Federaalka Heshiisyada aan Bulshada loosoo Bandhigin ee ay la gasho qaar ka mid ah Dowladaha, Shirkadaha, iyo Maamul Goboleedyada qaar ee dhamaantood ku dhisan Qudbasiro iyo dano dhow, ma guul beey keeni mise waxay dhaawaci doonaan hiigsigii qaranimo?
Haddaba Qudbasiradka beenta hadmeey ogaan doonaan qoyskii lahaa mise isqarsigaan buu sharcigooda ahaan doonaa?.✍

No comments:
Post a Comment