﷽ ✍πΈπͺ πΈπ΄ #Soomaaliya waxa ay maraysaa socod adag laakiin wali waxaan arkayaa iftiin ku yaal dhamaadka tunnel-ka. Si kasta oo ay doorashadu u xumaatay & sida habka loo soo xulayo uu u musuqmaasuq ahaa, haddana #Xildhibaanada waxaa saaran waajibaad damiir ah oo ah inay dalkan u doortaan cidda ugu habboon, waxaana rajeynayaa inay sidaas sameeyaan.⚖️ ⚖️⚖️
" Rahu, intuu booda baa noo dhiman!"
Alla, mahad leh!π
No comments:
Post a Comment