✍πΈπͺ πΈπ΄ Two points that I support " Somalinimo" are...
1. Qabka Iyo Hanka.
2.Raqiis In Uusan Ahayn.
Geelle maxaan Saf ugu galnaa?
6-Daan Qodob Baa Ii Diidaya !
1) 95-Jibaar Somali baa dhul iyo Dadba kaga leh.
2) Siyaasad ahaan nagama miisaan Cusla.
3) Dhalasho ahaan noogama leh.
4) Qalbi Wanaag iyo Somalinimo Ma Agtaal.
5)Dhaqaale Somalia πΈπ΄ baa 97-Jeer Ka Xoog Badan.
6)Hogaamin Iyo Nidaam Qurxoon Oo Lagu Sharfayo Ma leh!!
Because 25 Sano Ayuu Korfadhiyaa Dalkaas Yar

No comments:
Post a Comment