Sunday, March 10, 2024

Waxbarashadda PuntLand Maxaa Ku Dhacay ?

     


 


  ★ ★ ★•*´¨`*•.¸¸.•*´¨`*•.¸¸.•*´¨`*•. 

¸¸بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيم  


 Ma U Maleyneysaa In Waxbarashada Dugsiyadda (Hoose/Dhexe & Sare ) Ee PuntLand U Yahay Lacag? 😴 


Halka  Muqdisho U yahay Bilaash ?🤣


Iskuulkan Aan Maanta Booqdey, Macalin Jamac Primary/Secondery School, Xamarweyne, Muqdisho.

Waxa Dhigta 1,200 Arday (Moalin Jama).Wax u Ka mid Yahay 25 Iskuul Oo ku yaala Xamar/Muqdisho iyo Degmooyinka ey ka kooban tahay.


    ● FIIRO GAARA:

1. Ardeyda Dhigata Iskuladan Dhamantood Wa Bilaash, 

from 1-12 Class- Walidinta Wax Kharash ah Ma Bixiyaan.


2. Ila Standard 8th Waxa lasiya Buugagta Waxbarasho oo BILAASH ah.


3. Ardeydu waxay ka Koban yihin Dhaman Dabaqadaha Bulshada.


4. Kharashadka Iskulka Sida Mushaharka Macaliminta, Buugta, Kirada dhismeyasha Iwm, Waxa bixiya Wasarada Waxbarasha Somaliya!( SFR)Si joogto ah Mudo dhan 8 Sano ila Hada.


5. Waxa u kamid yahay Iskulada ay Mamusho W/Waxbarashada Somalia, 17 degmo ee Xamar iyo Sido Kale Gobolada Somalia.


Waxa Si gaar Ah Su,aal Igu Abuurtey:


(A). Puntland oo ku nolahay waxay Jirta 22 in Kabadan, Kuma Arag Hal Iskuul oo Bilaash u ah Ardeyda! Walidintu Waxay bixiyan Kharash badan Bilkasta ooy Ku jirto Bilaha Fasaxa ah!


(B) Imtixanku Wa lacag, Buugagta Wa Lacag, Xiliga Fasaxa Wa Lacag, Xata Shahadadu Wa Lacag, Tasdiiqinta Federalkuna Wa Lacag!


(C) Dadka Dhaqaale ahan Hoseyo, Mahaystan Adeeg Waxbarasho, Mana Helan Waxbarasho!

Wana Bulshada Qeybta Ugu Badan, Tas Micnehedu Wa Inta Badan Dhalinta Reer Puntland Mahelan Waxbarasho!!!


(D) Isma lahayn Hada Kahor in Maamulki ugu Horeyay Somaliya uu Ugu Danbeyo Adeega Waxbarasho Somaliya? Uga jeedo helista Waxbarasho lawada heli karo Dhaman?


( E) Waxan ku Dhiirigelinaya Mamulka Waxbarasha Dawlada Puntland iney Fursad Siiyaan Kumananka Qoys aan Awoodin Bixinta Lacagaha ku gadaaman Hananka Waxbarasho ee Deeganka ? 

( F) Dibna u fiirshan Culayska Dhaqaale Saaran Aabbaha/Hooyadda Reer PuntLand.


Hoos Waxa Idin ku Soo Gudbinaya Liiska Iskulada Bilaashka ah ee Mogadishu Oo Mantaba Aad Geyn karto:


 1) Mohamud Mire  "Waberi"

 2) Mohamud Hilowle "wadajir"

 3) Jabuuti."Wadajir"

 4) 20 December "waberi"

 5) Yasin osmaan "Boondheere"

 6) Cabdiasis "shangaani"

 7) 11Janaayo "Cabdicasiis"

 8) Iskool Dayniile. "Dayniile"

 9) Macalin jama "Xamar wayne"

10) Agoonta Gabdhaha "Boondheere" 

11) Iskool Karaan ."Karaan"

12) Wiil waal "Boondheere"

13) Cali xuseen "wadajir"

14) 21 November "Howl wadaag"

15) Hanti wadaag."Howl wadaag"

16) iskool H.wadaag "howl wadaag"

17) Bartamaha ."Shangaani"

18) Hassan qariidi "Howl wadaag"

19) Gaanshaanle. "Shibis"

20) Gadare. "Cabdicasiis"

21) Ex aqoondarsad "Xamar jajab"

22) Godey  "Karaan" 

23) H.wadaag Sare"Howl wadaag"

24) 21 October. "Waberi"

25) Axmed wayeel "wadajir"

Tabar waa meesheda lkn Puntland 1 Iskuul alaha kadhige 23 sano kuma Hiigsan waayin... 

sababtu waxa weeye Wasaradenu wa Sida NGO wana "Donor Driven" 

Wixi mashruuc ah ay hesho ayay fuliyaan, wax dakhli ama misaniyad ay kahelan Dawlada xata mida ugu qoran misaniyada ma helan? 

Hadi xalku sida yahay....

way adag tahay iney fuliyan project wasaradu Aburtey????? Wana ilhaamada ugu daran ee laga dhaxlo Tuugsiga ama Deeqaha 'Dependency' akhirka wa disaster!.[ DEAD AID ]


☝🏿Waxa muhiim ah in la beddelo nidaamka mamulka Waxbarasho reer puntland lana abuuro Adeeg Bulsho Waxbarasho bilaash noqota.✌

No comments:

Post a Comment